Madaxweyne Xasan oo iska xaliyay xildhibaanada mucaaradka kahor kulanka manata

0
101

Sep 29(Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu goordhow si rasmi ah u furo Kalfadhiga 7aad ee Golaha Baarlamaanka Federaalka.

Waxaa xalay lagu guuleystay in la xalliyo buuq iyo sawaxan ay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka qorsheynayeen inay kaga hortagaan khudbada Madaxweynaha, gaar ahaan Xildhibaannada laga soo doorto Jubbaland, iyadoo Madaxweynuhu la filayo inuu maalmha soo socda uu booqasho ku tago Kismaayo, lana soo gabagabeyn doono khilaafkii Federaalka iyo Jubbaland

Khudbada Madaxweynaha ayaa la filayaa inay si habsami leh ugu dhacdo billaa buuq.