Monday, March 9, 2026
Home NEWS Cumar Cabdirashiid iyo Shariif Xasan oo ku baaqay in dib loo dhigo...

Cumar Cabdirashiid iyo Shariif Xasan oo ku baaqay in dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanka

1142

Nov 05(Jowhar)-Isbaheysiga ay ku mideysan yihiin Cumar Cabdirashiid, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo 23 urur siyaasadeed ayaa si rasmi ah u soo jeediyay in doorashada Golaha Deegaanka dib loo dhigo muddo 30 maalmood ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayey ugu baaqeen inuu ka baaqsado qabashada doorashada la isku diidan yahay.