Monday, February 9, 2026
Home NEWS NISA oo howlgal culus ka fulisay degmada Jilib oo saldhig weyn u...

NISA oo howlgal culus ka fulisay degmada Jilib oo saldhig weyn u ah Shabaab

629

Dec 10(Jowhar)-Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in howlgal goor dhow ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe lagu beegsaday horjoogeyaal ka tirsan Shabaab.

NISA oo xogtan ku shaacisay barta X ayaa sheegtay in howlgalka uu si guul leh u dhacay.

Faahfaahin dheeraad ah goor dhow kala soco Jowhar.com.