Weerar lagu dhaawacay Gudoomiye kuxigeenka degmada Daaru-Salaaaam
Dec 03 ( Jowhar)Koox hubaysan ayaa dhaawacday gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshda ee degmada Daara Salaam Guure Maxamed Xersi oo ku jiray meel Gym ah oo ku taala isgooska ex koontarool Balcad.