Trump oo go’aan adag ka qaatay dadka sharci darada ku soo gala Mareykanka haddii uu guuleysto
Aug 13( Jowhar.com)-Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka muuqatay uu kula yeeshay Barta X Elon Musk.