Saddex askari oo ka tirsan ATMIS oo lagu dilay gudaha xerada Xalane.
Jan. 03 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano (SFC) ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya uu toogasho ku dilay saddex askari kale oo ay…