Deni iyo Karaash oo isku khilaafay sida looga fakcelinayo xiisadda Laascaanood.
Jan. 01 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in natiijo la'aan uu kusoo dhamaaday kulan ay xaaladda Laascaanood ka yeesheen Madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo…