Xasan Sheekh iyo Museveni oo Kampala uga wada hadlay xasilloonida Gobolka.
August 08 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas Yoweri Kaguta Museveni, iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka…