Wararkii u danbeeyay weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo
May 01 (Jowhar.com) –Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar koox ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen fariisin ciidamo ka tirsan Daraawiishta Jubaland ay ku leeyihiin deegaanka Baarka duleedka Kismaayo ee gobolka Jubbada Hosoe.