Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay maamulka Koofur Galbeed.
April 29 (Jowhar.com) – Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koofur Galbeed ayaa warbaahinta u soo bandhigay sarkaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaasoo ka soo goostay kooxdaasi, isagoo diyaar u ah inuu la shaqeeyo ciidamadda dowladda.