Gudoomiye C/risaaq oo beeniyay in xildhibaanada Ceelwaaq loo diiday kulanka maanta
April 27 (Jowhar.com) - Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in fadhigooda maanta aysan ka qeyb galeyn xildhibaanadii 16-ka ahaa ee lagu soo doortay…