Doorashada kursi kamida golaha shacabka oo manata lagu qabanayo Jowhar
April 24 (Jowhar.com) -Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in maanta oo Axad ah halkaasi lagu qabanayo doorashada mid kamida afarta kursi ee ku harsan maamulka Hirshabelle.