Shir looga hadlayay Xasillinta deegaannada Hirshabelle oo lagu qabtay Muqdisho
Aug 20(Jowhar)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.