Browsing Category
NEWS
NEWS
Xasan Sheekh iyo Lafta-gareen oo wadahadal ka yeeshay dagaalka Baraawe
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wadahadal gaar ah ka yeeshay xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Baraawe ee…
Mareykanka oo $ 5 milyan dul dhigay madaxa Injineerka Shabaab u sameeyo qaraxyada
Jun. 14 (Jowhar.com)-Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaareysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya…
Jubaland oo war culus kasoo saartay diyaarad siday gudoomiyaha Gedo ee laga soo celiyay Garbahaareey
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Seyd Aadan ayaa ka hadlay diyaarad shalay laga soo celiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaareey, iyadoo diyaaradaasi uu la socday gudoomiyaha cusub uu Axmed…
Lafta-gareen oo wakiilka cusub ee Q.Midoobe kala hadlay wajiga labaad ee dagaalka Shabaab
Jun. 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay…
Diyaarado siday maamulka cusub ee gobokla gedo oo laga celiyay Garbahaareey
Jun. 13 (Jowhar.com)-Labo diyaaradood oo ka baxay magaaladda Muqdisho ayaa waxaa laga hor-istaagay in ay ka degaan xarunta gobolka Gedo ee Garhabaarey.
NISA oo abaalmarin gudoonsiisay muwaadin soo sheegay mooto qaraxyo u siday Shabaab
Jun. 13 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoonsiiyey lacag dhan 20 kun oo dollar muwaadin Soomaaliyeed oo soo sheegay mooto Bajaaj siday qarax ay kooxda Shabaab doonayeen in ay ku dhibaateeyaan…
Puntland oo xukun adag ku riday dhalinyaro fal tacadi ah kula kacday qoys ku nool Boosaaso
Jun. 13 (Jowhar.com)-Maxkamada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal tacadi ah.
Madaxweyne Museveni oo beeniyay inuu geeriyooday, digniina soo diray
Jun. 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah ee sheegaya inuu u dhintay cudurka COVID-19, isagoo sheegay inuu ku jiro maalintiisii shanaad ee cudurka, uuna dareemayo fiicnaansho.
Koox hubeysan oo wiil dhalinyaro ahaa ku dishay magaalada Afgooye.
Jun. 13 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose loogu geystay wiil dhalinyara ahaa, kaasoo si weyn looga yaqaanay xaafadaha degmadaasi.
Maraykanka oo Shiinaha ku eedeeyey inay xarumo sirdoon ka samaysteen dalka Cuba
Jun. 13 (Jowhar.com)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Shiinuhu uu sannadkii 2019, ka sameeyey dalka Cuba ee deriska la ah Maraykanka, xarumo sirdoon oo horumarsan.
Taliyaha NISA oo dhisay Xafiis isku xiraya Dadweynaha iyo Hey’adda
Jun. 12 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,oo kormeer ku tagey xarunta Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha.
Xamze oo ku baxay muranka ugubka ah ee baarlamaanka iyo xukuumada
Jun. 12 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS,
Ciidanka RSF oo dhac u geystay guriga safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan
Jun. 12 (Jowhar.com)-Guriga safiirka Soomaalida u fadhiya magaalada Khartuum ayaa la bililiqeystay, iyada oo lagala baxay Gaadiidkii ay lahayd Safaaraddu, sida u sheegay safiirka oo cambaareeyay ficiladan oo uu ku tilmaamay in ay ka baxsan…
Ra’isul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlesconi oo geeriyooday
June. 12 (Jowhar.com)Ra'iisal wasaarihii hore ee Talyaaniga, Silvio Berlusconi ayaa ku geeriyooday isbitaalka magaalada Milan ee San Raffaele isagoo lagu daweynayay isbitaalkaas.
Kenya iyo Jabuuti oo diidan in ciidamada ATMIS laga saaro Soomaaliya
Jun. 12 (Jowhar.com)-Dowlaha Jabbuuti iyo Kenya ayaa ka horyimid in la dhimo ciidamada shisheeye ee ATMIS ee Soomaaliya, ka dib markii dhawaan ay Taliska ATMIS iyo Dowladda Federaalku isku raaceen in ilaa 2,000 askari laga saaro dalka.
Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo xarun weyn oo cusub ka hirgalisay Dhuusa-mareeb
Jun. 12 (Jowhar.com)-Agaasimaha guud ee hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo uu wehlinayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa wadajir xariga uga jaray jaray dhismaha cusub ee Hay’adda ee…