Browsing Category
NEWS
NEWS
Duqeymo culus oo lala eegtay goob ay ku shirsanaayeen saraakiil Shabaab ah.
June. 17 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar dhinaca circa ah oo diyaaradaha aan duuliyaha leheyn ee Mareykanka la beegsadeen meel qiyaastii 14KM u jirta degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.
Gudoomiye Kuxigeenkii Wanlaweyn oo la dilay kadib markii gaari lagala dagay
June. 17 (Jowhar.com)-Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay waqti dambe inta gaari lagala dagay la dilay gudoomiye kuxigeenkii arimaha bulshada ee degmada Wanlaweyn Haashim Maxamed Xasan.
Duqeyn Cirka oo lagu beegsaday Amiiro ka tirsan Alshabaab gobolka Jubbada Hoose
June. 16 (Jowhar.com)-War goor dhow lagu faafiyay warbaahinta dowlada federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka wada qeybqaateen ciidamada dowlada iyo kuwa saaxbibada caalamiga laga fuliyey deegaan ku dhow…
Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo bilaabay dhexdhexaadinta wadamada Ruushka iyo Ukraine
June. 16 (Jowhar.com)-Toddobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa u safray Ukraine iyo Ruushka hawlo nabadeed, iyagoo rajeynaya inay wadahadal ku soo afjaraan dagaalka, si xun u saameeyay heerka nolosha ee qaaradda.
Shirka 4aad ee Wadatashiga Wasaaradaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
Jun. 16 (Jowhar.com)-Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Gobolka Benaadir oo socdey 12ka illaa 16ka Juun 2023 ayaa lagu…
DANAB oo Galgaduud ku dishay sarkaal Shabaab ah oo hore maxkamad dil ugu xukuntay
Jun. 16 (Jowhar.com)-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Madax Afrikaan ah oo ku baxday xalinta xiisada Ruushka iyo Ukraine
Jun. 16 (Jowhar.com)-Toddobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa u socdaalaya Ukraine iyo Ruushka hawlo nabadeed awgood, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka halkaas ka socda.
Madaale oo kulan la qaatay duqa magaalada Belgrade ee dalka Serbia
Jun. 16 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia…
Shiinaha oo jabsaday boqolaal hay’ado iyo wasaarado caalamka ah
Jun. 16 (Jowhar.com)-Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal…
Guddoomiye Gobol oo lagu diley Darfur kadib markii uu eedeeyn u jeediyay RSF
Jun. 15 (Jowhar.com)-Guddoomiye gobol ka tirsan Darfur ee dalka Suudaan ayaa la dilay saacado kadib markii uu ku eedeeyay jabhadda Rapid Support Forces (RSF) inay ka geysteen gobolkaas xasuuq.
Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna.
Xamze iyo Xasan oo sanad xafiiska wada joogay khikaaf la’aan iyo xasilooni
Jun. 15 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa maanta u buuxsantay hal sano kaddib markii Madaxweyne Xasan Sheekh oo saaxibo qadiimi ahaayeen uu magacaabay 15 June 2022.
Siciid Deni oo si adag uga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay goblka Gedo, fariinna u diray dowladda
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo fara geliyay xiisada ka taagan gobolka gedo ee salka ku heyso diidmada shacabkaasi ay kala hor-yimaadeen maamulka cusub ee madaxweynaha Jubaland usoo…
Madaxweyne Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka hortagto mudaaharaad ka…
Madaxweyne Deni oo maanta furaya kalfadhiga baarlamaanka Puntland
Jun. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kalfadhiga baarlamaanka Puntland oo mudooyinkii lasoo dhaafay xirnaa.
Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo warqadihiisa aqoonsi u gudbiyay Demeke Mekonnen
Jun. 14 (Jowhar.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa Amb. C/llaahi Warfaa ka guddoontay nuqul ka mid ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirnimo.