Wednesday, February 11, 2026
Home NEWS Ciidamadda ICE oo la xaqiijiyay in todobaad gudohiis ay ugaga baxayaan Minnesota

Ciidamadda ICE oo la xaqiijiyay in todobaad gudohiis ay ugaga baxayaan Minnesota

1

Feb 11(Jowhar)-Tim Walz ayaa shaaciyay in ciidamada ICE ay ka bixi doona gobalka Minnesota sida ugu dhaqsaha badan.

Gudoomiyaha ayaa xaqiijiyay in mudo hal todobaad gudihiisa uu rajaynayo in ciidamada oo dhan laga saaro gobalka.

Mr Walz ayaa hadalkan sheegay kadib kulamo uu la qaatay madaxa ciidamada ICE ee gobalka Minnesota Tom Homan iyo sarakiil ka tirsan aqalka cad.