Eritrea oo ku dhawaaqday iney ka baxday ururka IGAD

1

Dec 12(Jowhar)-Dawladda Eritrea ayaa kudhawaaqday in ay kabaxday IGAD, waxayna ku eeedeysay Urur aan ka dhabeyn wixii loo dhisay, kana shaqeyn wax loo dhan yahay, June 2023-kii ayay Eritrea kusoo laabtay xubinimada IGAD markii ay Itoobiya heshiiyeen.

Itoobiya iyo Eritrea ayaa mid kastaaba cod karaadiyay iyo xulufo, laakiin Casmara ayaa weyday inta badan dalalka IGAD.

Labada dal, ayaa kusii dhaw dagaal buuxa.