Isimada Dhaqan Beelaha Daarood Oo go’aano culus soo saaray

47

Jan 20(Jowhar)-Bayaan ay soo saareen Isimada Dhaqan Beelaha Daarood oo uu ugu horeeyo Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa lagu diiday aqoonsiga Somaliland ee Israel lagu taageeray in Israel dalka laga cayriyo.

Qodobada waxaa ugu muhiimsan:

1. Taageerida dhismaha maamulka Waqooyi Bari.

2. Dhaleeceynta aqoonsiga Isr!!l ee Somaliland.

3. Taageerida go’aanki Dawlada Federaalka ee ka bixitaanka heshiisyadii Imaaraatka.

4. Taageerida Midnimada Soomaaliya

4. Fariin ay u direen madaxda Dawlada Gobaleedyada aan ka hadlin aqoonsiga Is!!l ee Somaliland.

5. Bogaadin Doorashadii Qof iyo Cod ee ka dhacday magaalada Muqdisho.

6. Baaq ay udireen shacabka Soomaaliyeed.