Wednesday, April 15, 2026
Home NEWS Israel oo Danjire usoo magacawday Somaliland

Israel oo Danjire usoo magacawday Somaliland

55

Apr 15(Jowhar)Sida uu ku warramay Telefishinka Telaabiib ee i24TV, Amb.Michael Lotem oo xilligan ah Dajiraha Israa|l Arrimaha Dhaqaalaha Afrika, wuxuu noqonayaa ‘Danjire aan degeneyn’ oo Israa|l u qaabilsan Somaliland.

Lotem waa diblumaasi ku xeeldheer siyaasadda & dhaqaalaha Afrika, soona noqday Danjiraha Israa|l ee Kenya, Uganda, Tansaaniya & Seychelle.

Magacaabista Danjiraha ayaa imanaysa, iyada oo lagu wado in MW Cirro uu socdaal dhawaan ku tago Israa|l, ka dib aqoonsigii.