U gudub nuxurka
Sabti, 14 Nofembar 2026 4 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 572 SOS
Hadalhaynta U.S Trump Talks Cop31 Election Warns

Israel oo digniin culus u dirtay dowladda Syria

Israel oo digniin culus u dirtay dowladda Syria Wararka

Jul 14 (Jowhar) Wasiirka Difaaca ee Israa’iil, Israel Katz, ayaa digniin u diray maamulka Dimishiq isaga oo adeegsanaya bartiisa X, kaddib markii ciidanka Israa’iil ay duqeeyeen dhowr gawaari hubeysan ah oo ku sugnaa koonfurta Suuriya.

Si looga hortago inay gaaraan tuulo ay degto beesha Druze oo u dhow goobta ay iska horimaadyadu ka socdaan.

Katz wuxuu ku qoray bartiisa X, in weerarrada Israa’iil ay yihiin “farriin cad iyo digniin loo dirayo maamulka Suuriya. Ma oggolaan doonno in waxyeello loo geysto beesha Druze ee Suuriya.

Colaadda ka socota aaggaas waxaa ku dhintay ilaa iyo hadda inka badan boqol qof.

Faallo ku dar

Warar Dheeraad ah