Thursday, June 4, 2026
Home NEWS Khayre oo ka guuray xaafada Baramuudo iyo madaxweyne Xasan oo goordhow hadlaya

Khayre oo ka guuray xaafada Baramuudo iyo madaxweyne Xasan oo goordhow hadlaya

309

Jun 04(Jowhar) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ay si rasmi ah uga baxay xaafadda Barmuudo, isagoo hadda ku sii jeeda aagga Jeeyga.

Taliyaha Nabad Sugidda, Mahad Salaad ayaa la socday, waxaana loo ballamay wadahadal kale.

Dhanka kale, Madaxweynaha muddo dhaafka ah ee Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu mardhaw ka hadlo xaalka dalka.