Madaxweyne Cirro oo baaq deg deg ah kasoo saaray xaaladda gobolka Awdal

1564

Jul 22 (Jowhar) Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay in gobolka Awdal ay ka jiraan abaaro ba,an oo wax ka qabasho u baahan.

Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed cabdulahi (Cirro) ayaa ugu baaqay hay’adaha gargaarka iyo dhammaan cidda kasta oo gacan ka gaysan karta in ay gargaar u fidiyaan dadka ay saameysay abaarta.

Waxaa u sidoo kale sheegay in xukuumadiisa ay qaadyso tallaabooyiin loogu gurmanayo shacabka ay abaarta saameysay.

Qeybo ka mid ah gobolka Awdal ayaa muddooyiinkii u dambeeyay waxaa jiray abaar saameysay dadka iyo duunyada taasi oo uu imika madaxwaynaha sheegay in ay meel xun maraeys