Jubaland oo 47 Shabaab ah ku dishay gobolka Jubbada Hoose
Aug 27 (Jowhar.com)-Iska hor imaad khasaare dhimasho iyo dhaawac geestay ayaa ka dhacay duleedka Kismaayo gaar ahaan deegaanka Labi Kuus oo dhaca Galbeedka Kismaayo illaa lixdan kiiloo mitir u jirta Kismaayo waxana ku Dagaalamay Ciidamada…