Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgeeyay miisaaniyada dowladda ee sanadka 2025
Oct 09 (Jowhar)Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii labaad ee wadajirka ah ku yeeshau xarunta Golaha Shacabka,waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee…