Taoiseach Micheál Martin has said the new trade agreement reached between the US and EU means a “damaging trade war” has been avoided.
Madaxweyne Xasan oo Gudoomiyahw Midowga Afrika kala hadlay xiisadda Gedo
Jul 28 (Jowhar)-Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Addis-ababa u jooga ka qeyb galka shirka Sugnaanta Cuntada.
25 tonnes of aid dropped into Gaza amid IDF ‘pauses’
Israel has said it would halt military operations for 10 hours a day in parts of Gaza and allow new aid corridors as Jordan and the United Arab Emirates air-dropped supplies into the enclave, where images of starving Palestinians have alarmed the world.
As it happened: Pharma included in 15% rate – EU chief
During a recent press conference, European Union chief Ursula von der Leyen announced that pharmaceutical companies would now be included in the proposed 15% global tax rate.
Wararku u danbeeyay xaaladda Doolow iyo Beledxaawo oo dagaalo ay ka dhaceen
Jul 28 (Jowhar)-Xaaladda degmada Doolow ayaa saaka degan, kadib dagaallo culus oo xalay ka dhacay, kuwaasoo u dhaxeeyay ciidamada Nabadsugidda Federaalka iyo ciidamada Itoobiya oo la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen xerada ay ku sugnaayeen ciidanka Nabadsugida.
Daacish oo 40 qof ku dishay dalka Congo
Jul 28 (Jowhar) In ka badan 40 qof ayaa lagu dilay weerar ay qaadeen kooda Daacish ee waqooyi bari ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida uu sheegay militariga iyo Qaramada Midoobay.
Overflowing sewer tied to German train derailment
A train derailment in a wooded area of southwestern Germany that killed three people yesterday may have been caused by an overflowing sewer, local police and prosecutors have said.
Orbán: Trump ‘ate’ EU chief ‘for breakfast’ in talks

The framework trade agreement which the United States and the European Union signed yesterday is worse than the trade deal that the United Kingdom reached with the US earlier, Hungarian Prime Minister Viktor Orbán has said.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku biiray dagaal xalay DFS iyo Jubaland ku dhexmaray Doolow
Jul 28 (Jowhar)-Dagaal xalay fiidkii ilaa waaberigii hore ee saaka soo gaaray ayaa sababay in ciidanka Itooobiya ay la wareegaan Xerada ciidanka Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ee degmada Doolow.
Outcome of EU-US tariff talks ‘not certain’ – McGrath
European Union commissioner Michael McGrath has said “the world has changed” and that economic terms “we had six months ago are no longer available” amid ongoing discussions on an EU-US tariff deal.