Two Jordanian and one Emirati plane have dropped 25 tonnes of humanitarian aid over Gaza, the Jordanian army said in a statement, after Israel earlier announced a “tactical pause” in fighting amid a deepening hunger crisis.
Madaxweyne Xasan oo gaaray dalka Itoobiya
Jul 27 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas ii si weyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jabuuti
Jul 27 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay kulan miro-dhal ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Trump seeks to broker peace in Thai-Cambodian conflict
US President Donald Trump has said he has spoken to the leaders of Cambodia and Thailand and that both countries want an immediate ceasefire, as he sought to broker peace while fighting along their border extended into a third day.
Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka oo la magacaabay
Jul 27 (Jowhar)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Mukhtaar Jayte si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay xilka Lataliyaha Amniga Qaranka, kaddib markii uu dhowaan xilkaasi iska casilay Xuseen Macallin.
NISA oo sheegtay in labo sarkaal oo Shabaab ah ay ku qabatay degmada Afgooye
Jul 27 (Jowhar)-Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Trump’s getaway: Trade talks, golfing and protests

Instead, US President Donald Trump’s visit to Scotland has taken on a new significance, with the small village of Turnberry potentially the backdrop for a trade agreement between the EU and US.
Russia takes second village in central Ukraine
Russia claims to have taken a second village as it advances further into an area largely spared seizures of land since Moscow launched its offensive in 2022.
Gaza aid airdrops won’t solve ‘deepening starvation’ – UN
The head of the UN agency for Palestinian refugees has said that planned airdrops of aid into Gaza would not solve severe food shortages caused by months of restrictions on the entry of supplies.
Major security operation as Trump begins Scotland visit
A major security operation has surrounded US President Donald Trump as he played golf at the start of a five-day long private visit to Scotland.