Daddweynaha ku nool degmooyinka Hodan iyo Kaaraan oo u dareeray goobaha diiwaan gelinta…
Apr 26(Jowhar) Waxaa saaka mar kale diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka looga dareeray degmooyinka Kaaraan iyo Hodan, iyadoo boqolaal dadweyne ay safaf u galeen is-diiwaangelinta.Dadweynaha saaka!--more-->…