Ciidamadda Xoogga dalka oo la wareegay deegaano cusub oo ka tirsan Mudug
Dec 19 (Jowhar.com)-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.Deegaanada ay Ciidamado la wareegayn ayaa kala ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow kuwaas oo!--more-->…