Home Blog Page 406

Muungaab oo amray in la dardargeliyo diiwaangelinta doorashada qof Iyo Cod

Jul 17 (Jowhar) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ku shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargalinta kaalinta ay Maamulka Gobolka iyo Degmooyinku ka qaadanayaan fududeynta habsami-u-socodka Ololaha

Ra’iisul Wasaare xamsa oo faray heyaada dowladda in si degdeg ah gurmad u gaarsiiyaan gobalka Awdal

Jul 17 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa.

Turkiga, Lubnan iyo Ciraaq oo si adag uga hadlay weerarada Israel ee Syria

Jul 17 (Jowhar) Turkiga ayaa sheegay duqaymaha Israel ee Dimishiq iyo faragelinteeda Koonfurta dalkaasi ay tahay talaabo dhaawacaysa dadaalka Suuriya ee helitaanka nabadda, xasiloonida iyo ammaanka.

Israa’iil oo duqaysay xarunta ciidamada Milatariga Suuriya ee Dimishiq

Jul 16 (Jowhar)- Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku qaadeen Dhismaha Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Dimishiq kuna dhow madaxtooyada Siiriya.

Olole ka dhan ah madaxweyne Cagjar oo ka socda Adis-ababa (yaa wado abaabulkan?)

Jul 16 (Jowhar)-Warar lagu kalsoonaan karo  ayaa sheegaya in olole siyaasadeed oo culus oo ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) uu ka socdo magaalada Addis Ababa, iyadoo ay howshaasi wadaan xubno saameyn weyn ku leh bulshada deegaanka iyo siyaasadda gobolka.

ISIS kusoo tababartay Soomaaliya oo lagu qabtay dalka Itoobiya

Jul 16 (Jowhar) Maamulka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la xidhay 82 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Islaamiga ah ee ISIS, kuwaasoo la sheegay in loo tababaray inay ka fuliyaan weerarro argagixiso gudaha dalkaas.

Puntland oo ku eedeysay dowlada federalka dagaal ka dhacay Dhahar

July 15 (Jowhar)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya dagaal ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag.

Waxgaradka SSC Khaatumo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi Cali Xirsi Timacadde iyo Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha XFS Xil. C/laahi Bidhaan Warsame.

Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

July 15 (Jowhar)-Wasiirka amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka gaashaandhigga mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Caddaaladda oo maanta ka qaybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud.

Son of Norway's crown princess denies rape charges

Norway Crown Princess’s Son Convicted in Rape Case, Court Finds

0
Norway’s royal family has been thrust into an extraordinary legal reckoning after Crown Prince Haakon’s stepson, Marius Borg Høiby, was convicted of rape and...
Eight feared dead as US bomber crashes in California

Eight Presumed Dead After U.S. Bomber Crashes in California

0
Fear spread quickly across the desert airfield at Edwards Air Force Base on Monday after a US B-52 bomber crashed shortly after takeoff, with...
Irish man 'very wary' after Sydney shark attack

Irish man remains highly cautious following Sydney shark attack

0
Coogee Beach is welcoming swimmers back but with lifeguards on high alert and drones sweeping the water after a weekend shark attack that critically...
Australia social media ban for under 16s to take effect

UK Plans to Prohibit Social Media Access for Children Under 16

0
A sweeping crackdown on children’s online access is coming to the UK, with Prime Minister Keir Starmer announcing a ban on social media for...
Russian strikes kill 11 and set Kyiv monastery alight

Russian attacks kill 11 and ignite historic monastery in Kyiv

0
Flames tore through one of Kyiv’s most revered landmarks after Russia unleashed a sweeping overnight assault on Ukraine, a barrage that authorities say killed...