Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada
Nov 13 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata daadadka xooggan ee ka da’ay qeybo badan oo ka mid ah gobollada…