Ciidamada amaanka oo si buuxda ula wareegay Xananbuure oo dagaal beeleed uu ka socday
Nov 04 (Jowhar.com)-Ciidamada ammaanka ayaa si buuxda ula wareegay ammaanka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo muddo ay isku hor fadhiyeen Maleyshiyo beeleed ka soo kala jeeda Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.Talaabadaasi!--more-->…