Farmaajo oo digniin adag u diray baarlamaanka Soomaaliya
Oct 20 (Jowhar.com)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa digniin u diray baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la filayo in loo gudbiyo heshiiskii ay horey u wada gaareen Madasha Wada tashiga Qaranka.!--more-->…