War Deg-deg ah; Maxkamada sare ee dalka Soomaaliya ayaa go’aan ay soo saartay goordhow waxa ay ku laashay natiijada doorashadii ka dhacday Dowlad Goboleedka Galmudug.
Maxkamada ayaa amartay in lagu celiyo doorashadii ka dhacday Galmudug iyadoo amartay guddiga doorashada inay marlabaad ay qabato doorasho.
Waxay amartay maxkamada in xilalka maamulka Galmudug inay sii hayaan xilalkooda.





