U gudub nuxurka
Jimco, 13 Nofembar 2026 3 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 572 SOS
Hadalhaynta U.S Trump Talks Election Warns Report

Qoor qoor oo ka dagay Jabuuti kadib casuumaad uu ka helay madaxweyne Geelle

Qoor qoor oo ka dagay Jabuuti kadib casuumaad uu ka helay madaxweyne Geelle Wararka

Sep 02(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Jabuuti ee dalka Jabbuuti, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee caasimadda Jabbuuti kusoo dhaweeyay Wasiirrrada Arrimaha Dibedda iyo Gudaha dalka Jabuuti iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Jabuuti.

Safarka madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye waxaa ku wehliya xildhibaanno ka tirsan BFS iyo wasiirro ka tirsan Galmudug.

Warar Dheeraad ah