SOMALI NEWS
Madaxweyne Xasan oo la kulmay gudoomiyaha baarlamanka Waqooyi Bari Soomaaliya
Nov 20(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi...
Tiigsigii wuu taabbo-galayaa. Waddada Dimuquraaddiyadda.
Waxaa la shaaciyay tiradii ugu horaysay ee Caasimadda Muqdisho isku diiwaangalisay in ay codeeyaan inka badan 50 Sano ka dib.
Waa natiijada dedaal dheer oo...
Liibiya oo gacanta ku dhigtay 5 Soomaali ah oo ku shaqeysata afduubta Tahriibayaasha
Nov 20(Jowhar)-Ciidamo ka tirsan dowladda Liibiya ayaa howlgal qorsheysan ku soo badbaadiyay 23 qof oo Soomaali ah oo ay haysteen kooxo burcad ah oo...
Maamulka Waqooyi-bari oo sameyatay gole wasiiro
Nov 20(Jowhar)-Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa yeeshay Golihii Wasiirro ee ugu horreeyey, kuwaasoo saqdii dhexe ee xalay lagu dhawaaqay.
Wasiirrada cusub ee maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa...
Israel oo 42 Falastiiniyiin ah ku dishay Qaza xili heshiis xabad joojin ah uu...
Nov 20(Jowhar)-Ciidamadda Isra1l ayaa Shalay oo kaliya 42 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza.
Waxey noqotay shalay mid ka mid ah maalmaha ugu dhiigga badan...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments