SOMALI NEWS
Trump oo markale hanjabaad kulul ka soo saaray dagaalka Iran
Apr 04(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markale ugu hanjabay Iiraan inay la kulmi doonto cawaaqib xun haddii aysan 48 saacadood aysan heshiis la...
Guddiga Doorashooyinka oo Shaqo Joojin ku Sameeyay Mas’uul Sare
Apr 04(Jowhar)-Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaqo joojin ku sameeyay Madaxii Xafiiskooda Koofur Galbeed, Cabdifitaax Cabdullaahi Maxamed.
Tallaabadan ayaa kusoo beegmeysa xilli isbeddel maamul...
Mareykanka oo ka walaacsan beegsiga Iran ee warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka
Apr 04(Jowhar)-Warbixin ay daabacday Jariirada Times of Israa’iil, ayaa muujinaysa Cawaaqibta ka dhalanaysa weerarada lala beegsaday warshadaha aluminiumka ee dalalka Khaliijka, kuwaas oo muhiim...
Faahfaahin ka soo baxaysa diyaarad ay leeyihiin Maraykanka oo lagu soo ridey Iiran
Apr 03-(Jowhar)-Diyaarad dagaal oo Maraykanka laga leeyahay ayaa lagu soo riday dalka Iran, waxaana socda howlgal lagu baadigoobayo cid ka badbaaday,sida ay u sheegeen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Apr 03-(Jowhar)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments