Dowladda oo ka qeyb gashay shir wasiiro ka tirsan Jaamacadda Carabta ay ku yeesheen dalka Algeria
Dec 18 ( Jowhar)Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howla guud dib u dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Howla guud ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay dalka Algeria.