Dab khasaare culus geystay oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Jowhar
Aug 11( Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar, kaasoo dhaliyay khasaare hantiyadeed oo baaxad weyn leh.