Banaanbaxayaal xoog ku galay baarlamaanka, maxkamadda sare iyo madaxtooyada Brazil
Jan. 09 (Jowhar.com)-Taageerayaasha madaxweynihii hore ee Brazil Jair Bolsonaro oo diiday inuu aqbalo natiijada doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday ayaa Axaddii waxay xoog ku galeen aqalka Congress-ka, dhismaha maxkamadda sare…