Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay hub Itoobiya ay geysay Puntland
Sep 20 ( Jowhar)War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa loogaga hadlay Shixnad Hub ah oo laga keenay Itoobiya lana soo geliyay soomaaliya gaar ahaan Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.