Khadiijo Maxamed Diiriye oo la kulantay Madaxweynaha Jubbaland
Dec 11 (Jowhar.com)- Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Khadijo Mohamed Diriye ayaa la kulantay Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,kadib markii ay safar saddex qeyb ahaa ku tagtay magaalada…