Xasan Sheekh oo Meel Fagaare ah kula hadlay shacabka magaalada Ceeldheer
Apr 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gaaray Degmooyinka Xarardheere iyo Ceeldheer ee Galmudug.