Browsing Category
NEWS
NEWS
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo ka digtey Duufaanta El-Nino
Sep 13 (Jowhar.com)-Guddoomiye hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee hay’adda SoDMA kaas oo looga hadlay u diyaar garowga xilli roobaadka soo aaddan.
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Somali Sudanese Oo Furay Xarunta Qaliimada, Furista iyo Daweeynta…
Sep 13 (Jowhar.com)-Isbitaal Takhasusiga ah ee Somali Sudanese ayaa soo agaasimay Munaasabad Xariga looga jaraayey Adeeg Caafimad oo Isbitaalku soo Kordhiyey, Bulshaduna Baahi weyn u qabeen.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Guutada Gorgor
Sep 13 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka…
Kalfadhigga Saddaxaad ee Golaha Shacabka BJFS oo maanta la soo gabagabeeyay
Sep 13 (Jowhar.com)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka.
Sanduuqa Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya oo Muqdisho laga daahfuray
Sep 13 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda…
Nin Shabaab ugu qornaa inuu is qarxiyo oo isu soo dhiibay dowladda
Sep 13 (Jowhar.com)-Xasan Mustaf Dhaayow oo loo yaqaano (Shiniyey) ayaa isku soo Dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka ee Fadhigoodu yahay Degaanka Goof- guduud Buurey, oo uu ka howlgalo ururka 46-aad,Guutada 8-aad, Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga…
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho
Sep 13 (Jowhar.com)-Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari waxyaabbaha qarxa lagu soo rarray lagu weerarray bar koontorool oo ku taalla degmada Dayniile oo ay joogeen ciidanka boliis milataaro ee suga amniga…
NISA oo shaacisay Magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabab oo lagu diley Aw-Dheegle iyo Bulacle
Sep 12 (Jowhar.com)-Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Alshabaab oo ay sheegtay in lagu diley hawlgalladii ugu dambeeyay oo ay fuliyeen ciidanka Qaranka,…
Inkabadan toban Askari oo Kenyan ah oo ku dhaawacantay qarax miino oo ka dhacay Lamu
Sep 12 (Jowhar.com)-Afar iyo toban askari oo ka tirsan militariga Kenya ayaa ku dhaawacmay Axadii kadib markii gaari nooca xamuulka ah oo ay wateen uu dul maray miino dhulka lagu aasay deegaanka Baure oo ka tirsan gobolka Lamu.
Duqa Muqdisho oo wafdi ka socday dowladda Talyaaniga soo tusay dhul ay leeyihiin oo dib loogu…
Sep 12 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi.
Puntland oo war culus kasoo saartay dhakhtarkii lagu dilay Gaalkacyo
Sep 12 (Jowhar.com)-Ciidamada Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dilka dhakhtar Sakariye Cabdi Jaamac loogu geystay goobtiisa caafimaad oo ku taal Gaalkacyo.
Wararkii u danbeeyay weerar kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday deegaanka Ceel-Lahelay
Sep 12 (Jowhar.com)-Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay tiro madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee gobalka Galgaduud, oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.
Qoor qoor, Mahad Salaad iyo wasiir Jaamac oo gaaray Ceel-garas
Sep 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa gaaray Aagga deegaanka Ceel-garas ee…
Xildhibaano ku geeriyooday qarax xooggan oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Sep 11 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhashay qarax Miino oo ka dhacay deegaabka Ceelgaras.
NISA oo qabatay sarkaal Shabaab ah isagoo ka dhoofaya garoonka Baydhabo
Sep 11 (Jowhar.com)-Ciidamada Nabad Sugida maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo damacsanaa inuu si dhuumaaleysi ah uga dhoofo garoonka diyaaradaha Shaati Guduud ee magaalada Badhabo.
Sirdoonka Israel oo wacad ku maray iney ka aarsan doonaan Iran
Sep 11 (Jowhar.com)-Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa Axaddii sheegay in Israel ay diyaar u tahay inay weerarto “bartmaha Tehran” si ay u daba-gasho kuwa uu sheegay inay ka dambeeyaan in ka badan 20 isku day oo Iran ay ku…