Browsing Category
NEWS
NEWS
SSC Khaatumo oo war kasoo saartay dagaalka degmada Oog
Nov 22 (Jowhar.com)-Maamulka SSC Khaatumo ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka saaka ka bilowday meel u dhow degmada Oog oo u dhaxeysa Buur-dharkeyn iyo Yeeyle ee gobolka Sool.
Dagaal culus oo u dhexeeyay Somaliland iyo SSC Khaatumo oo ka socda deegaanka Buq-Dharkayn
Nov 22 (Jowhar.com)-Dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamada SSC-Khaatumo iyo Somaliland ayaa kasocda deegaanka Buq-Dharkayn oo ay maalmihii u dambeeyey labada dhinacba isku horfadhiyeen, iyadoo ay dhanka Somaliland saacadihii u dambeeyey…
Israa’iil iyo Xamaas oo ku heshiiyey saddex qodob oo xasaasi ah
Nov 22 (Jowhar.com)-Dowladda Israa’iil iyo Xamaas ayaa Arbacadii ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka, si loo oggolaado in lasii daayo 50 la haystayaal ah oo lagu haysto Gaza, taas oo lagu bedelanayo 150 Falastiiniyiin ah oo ku…
Sh Shariif, Khayre, CCW iyo Cosoble oo shir deg deg ah uga furmayo Muqdisho
Nov 20 (Jowhar.com)-Siyaasiyiintii ugu cusleyd Midowgii Musharaxiinta sida Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur iyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa la filayaa…
Beesha Caalamka oo si adag uga hadashay xaaladda cakiran ee Puntland
Nov 20 (Jowhar.com)-Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen walaac uga muujiyey xiisadda ka dhalatay muranka ka taagan doorashooyinka Puntland.
Ra’iisul wasaare Xamsa oo hanbalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed
Nov 20 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo uga qeybgalay London shirka Maalgashiga ee Soomaaliya
Nov 20 (Jowhar.com)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka Maalgashiga ah ee Soomaaliya ee Maalgashishada Ingiriiska.
Xogta heshiiska uu hoggaamiyaha Xamaas kula jiro Israel
Nov 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay inuu heer gabo gabo ah marayo heshiis ay yeelanayaan Xamaas iyo Israa'iil.
Ingiriiska oo shaacisay 100 Milyan oo lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka
Nov 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda…
Ra’iisul wasaare Xamze iyo wafdi uu hoggaaminayay oo gaaray Doolow
Nov 20 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka.
Farmaajo oo fariin usoo diray dadka Soomaaliyeed
Nov 20 (Jowhar.com)-Xilli ay weli da’ayaan roobabka dayrta isla markaana dad badan ay wajahayaan dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha iyo dadaadka ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa uu ku tilmaamay…
Sirdoonka Puntland oo fashiliyay qaraxyo lala damacsanaa ganacsiyada Boosaso
Nov 20 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ciidanka Sirdoonka Puntland ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada London
Nov 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada London ee carunta dalka Ingiriiska.
Xuutiyiinta Yemen oo ku qabsaday Badda Cas Markab laga leeyahay Israa’iil
Nov 19 (Jowhar.com)-Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay la wareegeen markab ay Israa'iil leedahay oo ku sugan koonfurta badda cas, kadib markii ay ku weerartay diyaarad helikabtar ah.
Soomaaliya oo kala hadashay hay’ada USAID Sidii loogu bedeli lahaa deeqaha dhinaca Horumarinta
Nov 19 (Jowhar.com)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay’adda Maraykanka u…
Xiisado colaadeed oo ka taagan Garowe iyo dadka oo barakac bilaabay
Nov 19 (Jowhar.com)-Warrarka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ah kuwa dawladda oo ka yimid Boosaaso ay soo gaareen halkaas, xili ay sii kordhayso baqdinta la xiriirta in rabshado ka…