Mareykanka oo kordhiyay lacagaha saaran ninka Shabaab u qabailsan sameynta qaraxyada
Sep 22 (Jowhar.com)-Mareykanka ayaa kordhiyay lacagaha saaran madaxa C/llaahi Cusmaan Maxamed oo Argagixisada Shabaab u qaabilsan Farsamada Qaraxyada, sidoo kalena Madax ka ah qeybta Warfaafinta al-kataa’ib waxaa loo yaqaano Injineer…