Faransiiska oo Diblumaasiyiintiisa iyo ciidamadiisa kala baxaya dalka Niger
Sep 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Faransiisku uu kala soo bixi doono dalka Niger safiirkooda, isla markaana ay joojin doonaan dhammaan wada shaqayntii militari ee kala dhaxeysay Niger kadib…