Kenya oo dishay 5 Shabaab ah, lana wareegtay qaraxyo ay sameynayeen
Sep 14 (Jowhar.com)-Ciidamada Kenya ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ay kooxda Al-Shabaab u isticmaasho sameynta walxaha qarxa ee lagu aaso waddooyinka muhiimka ah ee Gaarisa iyo degmada Lamu, si loogu bartilmaameesado ciidanka amniga.!--more-->…