Kooxda Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degmada Aadan Yabaal
Apr 15 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qaraxyo ku bilowday oo kooxda Al-shabaab saaka waabarigii ay ku qaaday degmada Aadan Yabaal ee Waqooyi Bari gobolka Sh.dhexe.Wararka la helayo ayaa intaasi kusii daraya!--more-->…