Museveni oo isagoo 80 jir ah u tartamaya doorashada madaxtimo ee 2026
Jun 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxtinimo ee dalkaas oo dhaceysa bilowga sanadka soo socda, haddii uu ku guuleysto waxey ka dhigan tahay muddo ku dhow…