Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kudhowaad 100 Shabaab ah ku dishay dagaaladii Jubbada Hoose
Jul 22 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay khasaaraha Shabaab ay ku gaareiiyay dagaalo saaka ka dhacay deegaannada Buulo Xaaji, Baar Sanguuni iyo Harboole ee gobalka Jubbada Hoose.warka kasoo baxay dowladda waxaa lagu!--more-->…